Daawo Video: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Fariin Muhiim Ah U Soo Direy Shacabka Soomaaliya

0
197

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa waxa uu soo diray Fariin Muuqaal ah isagoo lasoo hadlay Shacabka Soomaaliyeed.

536256_10204924297684197_320168531409353269_n

Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxa uu sheegay in Shacabka Soomaaliyeed inay wax isku qabtaan dib udhiska dalkana ka qeyb qaadan karaan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA MADAXWEYNE XASAN SHIIKH UU SOO DIREY