Waxaa dawaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ku yeshay kulan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Shekh Axmed iyo Hoggaamiyaha mamulka KMG ah ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) kulankaasi oo looga hadlayay arimaha dib u heshiisiinta hirgalinta heshiiskii Addis Ababa, iyo qodobo kale.
Hadaba Hoos ka daawo.
