Sidoo kale intii uu Jabuuti ku sugnaa, wuxuu kulan lasoo qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalkaasi Jabuuti Idiris Arnaa’uud Cali oo ay ka wada hadleen arimaha labada Baarlamaan iyo sidoo kale arimo ku saabsan shuruucda Baarlamaanada Soomaaliya iyo kan dalka Jabuuti.
Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu dambeyn saaka dib ugu soo noqday Magaalada Muqdisho, waxaana Garoonka kusoo dhaweeyay kuxigeenadiisa iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Idale News online, Muqdisho