Dood aad u wanaagsan ayaa waxaa ay dhex martey Siyaasiyiin Ka Soojeeda koonfur galbeed soomaaliya.
C/kariin Yaanyuurow Iyo Siyaasi Kale Isna taageeraya Maamulka 3 Gobol Ee KGS Oo La Yiraahdo Hiraabe Cumar Cabdulle, Hiraabe doodiina waxaa ay u dhacdey sidan.