Xudur(INO)- Ururka Arlaadi Aid ayaa Deeq Gaarsiyey Danyarta Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool xili lagu guda jiro bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Magaalada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool waxay ka mid tahay Degmooyinka ay go’doomisey Kooxda Al-shabaab isla markaana meelaha ugu daran oo dadkeeda aad uliitaan waxa raashiin markii ugu horeysey gaarsiiyey Ururka Arlaadi Aid iyagoona dadka masaakiinta ah siiyey raashiin isugu jira Bur Bariis Saliid Timir iyo cano booro.
Dadka la gaarsiiyey waxay isugu jireen dad da’ ah kuwo indha la’ iyo waayeelo oo aan cidna u maqaneyn.
Halkan Ka Daawo Sawiradda
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay