Daawo : Universaltv Oo Soo Bandhigay Qaabka Uu U Dhacay weerarkii Qaraxa Muqdisho + Sarkaal

0
225

Muqdisho(INO)-Mid ka mid ah Saraakiisha Ammaanka ee Ugu sareeya Somalia ayaa ka warbixiyey Qaabkii uu u Dhacay Weerarkii Maanta Lagu qaaday Hotel Maka Al-Mukarama .

Qaraxa Ruxay Hotel Maka Al Mukarama ayaa waxaa ku xasuuqmay Dad Shacab ah iyo Sidoo kale Masuuliyiin caan ah oo Ka tirsan Dowlada Somalia.

Si kastaba ha ahaatee Hotelka Maka Al Mukarama ayaa Noqday Goob hooy u noqotay Qaraxyo Mudooyinkii Ugu Dambeeysay Iyadoona Ay inta badan qaraxyadaasi galaafteen Masuuliyiin ka tirsan dowlada iyo Sidoo kale dad shacab ah.

Embedded image permalink
Embedded image permalink
Embedded image permalink
Embedded image permalink
Embedded image permalink
Embedded image permalink
Embedded image permalink

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here