Baydhabo(INO)-U diyaar Garowga Xuska 1 luulyo Oo ku beegan Xilligii Goboladda Koonfurt Soomaaliya xurayadda ay ka heleen Gumeystihii Taliyaaniga ayaa Maanta Laga Dareemaya Gudaha Madaxtooyadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoona Munaasabada weyn Caawa ay Ka Dhicin Doonto Gudaha Madaxtooyadda KGS
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Baydhabo