Wariye Axmed Cadoow oo ka tirsan shaqaalaha TV caalamiga ah ee Aljazeera oo booqdey magaalada xeebta ah ee Kismaayo ayaa warbixin ku saabsan xaalada magaalada Kismaayo, dhinacyada siyaasada ee is diidan iyo weliba nolosha dadka warbixintaan hoose oo 3 qeyb ah uga soo waramey.
Daawo 3