Baydhabo(INO)-Waxa Goor dhawey La Surey Calanka Qaranka Jumhuuriyadda Soomaaliya, iyadoona Madaxweynaha Koonfur Galbeed Hamalyo U direy Guud ahaan Umadda Soomaaliya Gaar ahaan Shacabka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Xaflada Waxa jooga Wasiiro Ka Tirsan Dowladda KGS, Odayaasha Dhaqanka iyo Ururka Haweenka ee Degmada Baydhabo ,Saraakiisha Ciidanka Dowladda Soomaaliya Iyo Ciidamada AMISOM.
Halkan Ka Dhageyso.
Mas’uulyii kala Duwan ayaa Khadbado Ka Jeediyey Munaasabadda waxaa halkaasi laga Akhriyey Halgankii Dheeree Ee Umadda Soomaaliyeed u soo Gashey in Ka Xurowdo Gumeysiga Dowladda Taliyaaniga isla markaana waxa la Xusey Magacayo Halgamiyaal Soomaaliyeed ah.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Baydhabo