Daawo: Suxufiyiinta Baydhabo Janaay Oo Loo Qabtey Tababar Ku Saabsan Ansharaxa Saxaafadda

0
234

Baydhabo(IN0)- Wariyaasha Ka Howlgala Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa loo qabtey Tababar kor looga qaadayo Xirfadooda isla markaana la doonayo in wariyaashu ay tabinyaan warar sugan oo Xaqiiqada ku saleynsan iyo Ilaalinta Anshaxa Saxaafadda ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhao Ee Xarunta Gobolka Bay.

suxufiyiin

Halkan Ka Daawo

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here