Daawo: Somali VOA oo bilowday Barnaamij Muuqaal ah oo la magac baxey Qubanaha VOA

0
452

Idaacada VOA qeybteeda af Soomaaliga ayaa bilowday barnaamij cusub oo muuqaal ah kaasoo loogu magac daray qubanaha VOA, kaasoo ka kooban warbixino, wareysiyo iyo dhacdooyin xiiso leh.

voa
Idale News Online