Baydhabo(INO)- Xubno ka tirsan Wasarada Arimaha gudaha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa waxay maanta booqasho ku taggeen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, iyadoo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka shaati gaduud Baydhabo.
Halkan Ka Daawo VIDEO
Wefdigaan waxaa hor kacaayay xoghayaha joogtada ah ee wasaarada arimaha gudaha iyo federalka dawlada soomaaliyaYaxye Cali Ibraahin ayado garoonka u ku soo Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdi Raxman Ibrahim
Wefdigaan soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaay hor dhac u yahiin wefuud kala duwan oo dhawaan shir wasaarada Arimaha gudaha qabanayso ugu qeybgalaya Magaalada Baydhabo.
Halkan Ka Daawo Sawiro
Wariye Cali Ilyaas, Baydhabo