MN(INO)- Sheekh C/raxmaan Oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed Ee Degan Dalka Mareykana ayaa Si Adag Ugu Hadley Xanunuka Kufsiga uu leedahay. waxaana si gaar ah ugu hadley Kufsi iyo jir dil bareer ah oo dhawaan loo geystey gabar Soomaaliyeed oo 16 jir ah oo ay dhibaatayeen 6 wiil oo dhalanyaro yaro ah kuwaasoo intooda badan gacanta lagu dhigey iminka.
Gabarta la faraxumeeyey ayaa laga duubey Video Fool xun isla markaana waxa arintaas ka qayliyey Culumada Soomaaiyeed iyo Bulshada inteeda kale.
Halkan Ka Daawo VIDEO
Liibaan Xuseen, Idale News Online, MN U.S