DAAWO: Shariif Xasan oo sawir Xigmadeysan laga sameeyay ( Ushaadu U dhiibo Qof aad ka Qaadan Karto).

0
199

Sawir la yaab leh oo uu soo sameeyay Farsahxamiiste Amiin Caamir ayaa lagu muujiyay in doorashadii ka dhacday magaalada Baydhabo 27-kii bishii tagtay inay ahayd mid uu Shariif Xasan watay isla markaana ninka la doortay uu yahay walaalka Shariif Xasan.

Amiin ayaa sawir-gacmeedkiisa ku muujiyay in Shariif Xasan uu Qiyaameynayo ninka seddexda gobal loo doortay.

Hoos ka Daawo:1_APR_2014 copy

 

IdaleNews Oline