Daawo: Shaqaalaha Wasaaradaha KGS Oo La Barey Xalinta Khilaafaadka

0
199

Baydhabo(INO)– Magaalada Baydhabo Waxa lagu soo xirey Tababar lagu baranayey Xalinta Khilaafaadka Isla markana waxa iska kaashadey fulinta tababarka Hay’ada UNDP iyo Wasaaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Ee KGS.

HALKAN KA DAAWO VIDEO