Daawo Sawirro: Booqashada Madaxweynaha Turkiga markii 3aad uu ku yimid Muqdisho

0
456

Muqdisho(INO)— Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa maanta markii 3aad booqasho rasmi ah ku yimid Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoo uu xarigga ka jaray dhismaha Safaaradda cusub ee Turkiga ka furtay magaalada Muqdisho, kaasoo ah Safaaradooda ugu weyn ee Caalamka.

Madaxweynaha Turkiga ayaa balan qaaday inay taageeri doonaan shacabka Soomaaliyeed, isla markaana aysan marna ka tagi doonin, waxaa uu balan qaaday inuu mar kale soo booqan doono Soomaaliya oo uu furi doono mashaariic dib u dhis ah.

Booqashada Madaxweynaha Turkiga uu ku yimid Muqdisho ayaa qeyb ka aheyd booqasho uu ku marayay dalalka deriska ah.

 

erdo-hasan (1)erdo-hasan (2)erdo-hasan (3)erdo-hasan (4)erdo-hasan (12)erdo-hasan (5)erdo-hasan (6)erdo-hasan (7)erdo-hasan (8)erdo-hasan (9)erdo-hasan (10)erdo-hasan (11)

Idale News Online, Muqdisho