Daawo Sawiro: “Nicolas key degnaan iyo nabad ayaa ka jirta gobolka Banaadir”

0
232
 kay7
Xafladdan qadada ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay Odoyaal dhaqameed, Siyaasiyiin, ganacsato iyo bulshada rayidka ah kaas ay Ujeedadeedu aheyd in ay Bulshada Soomaaliyeed loo cadeeyey in Muqdisho  ay nabad ka jirto.
munaasabaddii  qadada aheyd  markii soo idlaatay  ayaa waxaa Socod lug ah lagu soo maray degmoooyinka C/casiis iyo kaaraan kuwaas oo ay sahcab sita caleemmo qoyan ay taagnaayeen Laamiga hareerihiisa, iyagoo ku  dhawaaqayey erayo ay kamid yihiin Nicolas key soo dhawoow, Muungaab Guul iyo erayo kale.
Intii Socodka lagu Jiray ayaa waxaa guddoomiye Muungaab iyo Nicolas key ay kasoo dukaameysteen  carwoomiyin Ku yaalla suuqa degmada kaaraan iyagoona ka mahad celiyey sida wacan oo loo soo dhaweeeyey  iyo sida ay bulshada reer kaaaraan ay isugu xiran yihiin.
Ugu dambeyntii ayaa waxaa socdaalkii lagu so gabagabeeyey si nabad ah wuxuuna Guddoomiyaha Gobolka BulshadaSoomaaliyeed uga Baaqay in laga faa’iideyto Bisha Ramaadan, isla markaana shacabka Soomaaliyeed ay is caawiyaan, gaar ahaan dadka liita.
kay10kay1kay2kay3kay4kay6kay7kay8kay9

 

 Idale News Online, Muqdisho.