Baydhabo(INO) – Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay si diiran loogu soo dhaweyey Xassan C/qaadir oo ka mid ahaa Mas’uuliyiintii Hore Ee waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Safarada Soomaalida ay ku leedahay Dalka Turkiga.
Soo dhaweynsiida waxaa ka qeyb qaatay Odayaal, Saraakiil ,Haween iyo qeybaha Bulshada Magaalada Baydhabo.
Xassan C/qaadir wuxuu sidoo kale sheegay inuu yahay musharax u taagan xilka Xildhibaanimada Dowlada Federalka Ee Soomaaliya oo la dhisi Doono dabayaaqada Sanadkan 2016.
Halkan Ka Daawo Sawiro
Wariye C/qaadir Barre Macalin,
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay