Daawo Sawiro: Madaxweynaha koonfur Galbeed Ee 3da Goboloo la Kulmey RW soomaliya Mudane Cabdi weli sheekh axmed.

0
175

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed soomaaliye Ee 3da Gobol oo Maalintii afaraad ku sugan Magaalada Muqdisho asgoona lakulumey Rwazaaraha xukuumada federal soomaaliya mudane cabdi weli sheekh axmed.

waxa dhawaan madaxweyne Madeer casumaad rasmi ah ka heley madaxda sare ee dowlada soomaliya, oo ugu horeeyo Rw cabdiwel sh. Axmed.

kulankan oo ah kii ugu horeeyey isla markaana ka qiib galey Rw somalia iyo madaxda sare ee KG Soomaaliya ee 3Gobol.

Waxa dhawaan la faliyaa in si cad ay u sheegto dowlada soomaaliyd,labada maamul Midka sharciga Ee koonfur galbeed.

Shabakadda Idale News online waxay ku mashquulsantahay soo aruurinta magacyada, wasiiradii iyo xildhibaanadi ka qiib galey kulanki maanta, Filo waqti dhow.
Daawo sawiradda;