Daawo sawiro: Lamaha BBC-da & VOA Ee Soomaaliya oo lagu Eedayey in ay u oodan yihiin Dad Gaar ah.

0
186

Dad ku banaan baxaayey Baydhabo  janaay ayaa waxay wateen Boorar ay ku qoranyihiin BBC waxay ka soo horjeeda shacabka koonfur galbeed iyo VOA waa idaacad loo adeegsado dhibaateynta shacabka koonfur galbeed,

Dadka aadka ufarabadnaa ku banaan baxaayey magaalada Baydhabo Janaay waxay u muuqaden dad aad u careysan ku gadaal marki ay dareemeen in BBC da iyo VOA da aysan dhex dhexaad ka aheyn siyaasada soomaaliya isla markaana ay  ku eedeyeen inay u shaqeeyaan dad gaar ah.

Ma ahan marki ugu horeysay oo eedeyn Noocan ah ee  loo jeediyo labadan Idaacadood BBC Iyo – VOA,, puntland iyo somaliland  ayaa horey u eedeyey voa iyo BBC kuna tilmaamey idaacad ay u oodantahay dad gooni ah.

Hadaba hoos ka saawo sawirada dadku ku banaan baxaayey voa iyo bbc

10178002_637374766339189_697728136_n10178002_637374766339189_697728136_n10178002_637374766339189_697728136_n

10178002_637374766339189_697728136_n

10178002_637374766339189_697728136_n