Kullankan si weyn loo soo agaasimay,oo ay isugu imaadeen gudiga qaban-qaabada soo dhaweynta madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaliya & wafdiga uu hogaaminaay oo la filaayo inay dhawaan soogaaraan magaalada london arliga ingiriiska,
Dood-dheer iyo falanqeyn ka dib, ugu danbeyntii Masuuliyiintii ka soo qeyb gashay,kullanka ayaa, waxeey isla garteen in la sameeyo dhowr gudi hoosaadyo, sada hoos ku xusun.
1-gudiga sugida Amniga goobta, oo dhaw ula shaqeynaaya Ciidamada Booliiska (London metropolitan police)
2-gudiga ilaalinta protocol -ka
3-gudiga isku xirka & xiriirinta Kullankan uu suurta galiyay qabsoomistiia, Inj. Munye saciid, ayaa waxaa ka mid ahaa masuuliyiintii ka qeyb gashay kullanka
1- Wakiilka Dowlad-goboleedka koobfur-galbeeb ee UK&EU Dr, Cali Cabdi Baab.
2-Gudoomiyaha Jaaliyada koonfur-galbeed ee UK, Md. Muxidiin sh. Cumar(Jambaluul)
3-Dr, Cabdikariim Yaanyuurow
4-Dr, Cumar Shariif Mukhtaar
5-Dr, Maxamed Jeylaani Munye
5-Mukhtaar Macallim
6-Ibraahim Yaroow
7-Abuukar Sh. Baroow 8-Axmed Sh. Cabdi
9-Cabdiwahaab Munye Cabdiwahaab
DAAWO SAWIRADII.