Daawo Sawiro Dufcadii 1aad oo ka qalin jabisay Jaamacada Jowhar.

0
291

Hotel Suubiye oo ku yaal magaalada Jowhar, ayaa waxaa lagu qabtay Xaflad ay ku Qalin jabinayeen Dufcadii ugu horeeysay ee Jaamacada Jowhar.
21 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa markii ugu horeysay ka Qalin jebisay jaamacada Jowhar kulliyadaheeda nursing iyo luqadaha.

“Aad baan ugu faraxsanahay in ay ardaydii ugu horeysay ee abid ku qalinjebisa magaalada Jowhar ay maanta qaadanayaan shahaadooyinkooda isla markaan xafladoodu ka dhacayso Jowhar.”ayuu yiri maamulaha Jaamaca Jowhar Ilyaas Cali Dhuxul.

Sawiro Dufcadii 1aad oo ka qalin jabisay Jaamacada Jowhar

 

jowhar_university_1 jowhar_university_4

jowhar_university_7

Idale News Online, Jawhar.