Daawo Sawiradda: Odeyaasha KG soomaliya Ee 3da Gobolka oo Amaaney Waxqabadka Madaxweyne Madeer.

0
198

kulan   ay isugu yimaadeen odeyaasha dhagan  Dowlada Gooleedka  KG soomaali iyo ururada xaweenka ayaa waxey siweyn u soodhaween tilaabada hormarka leh ee ay sameysey Dowlada  KG soomaaliya  ee uu hogaamiyo Madaxaweyne Maxamed xaaji abdinuur” mudada kooban ee ayjirto.

kulanka  waxa uu ka dhacey Xarunta Madaxtooyada KG soomaliye oo ku taalo meel u dhow Isbartiimadda Baydhaba Janaay.

Sido kael Kulankaasi  waxa ka qiib galiyey sidoo kale , ku simaha madaxweynaha KG soomaliya ahna Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowlada Hoose iyo mas’uuliin kale.

Hoose Ka Daawo Sawiradda Odoyaasaha.

iIdale News Online, Baydhabo.