Daawo Sawiradda: Odayaasha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Heshiis Ku Gaarey Magaalada Baydhabo Janaay

0
223

Baydhabo(INO)-Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, Waxa Lagu soo gebo gabeeyey khilaafkii Odayaashka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee U Dhexeeyey in Mudo Ah.

Kulan balaaran oo Lagu shaacinayey dhamaadka Khilaafkii  odayaasha ayaa waxay ka dhacey magaalada Bayhabo, waxaana  ka hadley Malaaq Xasan shure , Malaaq Xasanow Cumarow iyo weliba Madaxweyanha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Odyaasha ayaa Gacamaha Isu Qaadey ayagoona  In Mudo ah  ku kala tagey siyaasada Koonfur Galbeeed.

Sidoo kale Odayaasha waxay ay sheegeen  in hada iyo waxii ka dambeeya  loo dhaqaaqo geeda socodka nabada ee Koonfur Galbeed soomaaliya.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Md Shariif Xasan Sheekh Aadn oo ka qiib Galey Kulunkaasi ayaa sheegey inuu aad ugu faraxsan yahay midnimada iyo wadajirka toosan ee odayaasha  ay ku gaareeen magaalada baydhabo maanta.

Halkan Ka Daawo Sawiradda.

DSC02989

 Wariye Cabdinuur Mayow Cali  Warbaahinta Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here