Qaar ka mid ah warbaahinta dalka Thailand ayaa qoray in magaalada Bangkok, lagu soo dhaweeyay nin Soomaali ah oo sheegtay in uu yahay boqorka
Ninkan oo lagu magacaabo Beeldaaje Maxamed ayaa ka yimid deegannada Puntland, wuxuuna casuumaad rasmi ah ka helay dowladda Thailand.
Wuxuu la kulmay boqorka gobalka Chonburi, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Bangkok, Sultan Mustafa Oyasi ayaa sheegay in Beeldaaje Maxamed in si weyn loogu soo dhaweeyay dalkaas isla markaana uu la kulmay madax ka tirsan dowladda oo uu ka mid yahay wasiirka arrimaha dibedda Thailand.
Beeldaaje Maxamed ayaa booqday goobo ay ku nool yihiin dalka Thailand.
Wuxuu ka yimid deegannada Puntland siddaas waxaa sheegtay dowladda Thailand, oo waxaaba la lee yahay booqashadiisa waxay soo jiitay warbaahinta Bangkok.
Fikirkaaga ka soo dhiibo qoraalkan?