Baydhabo(INO)- Munaasabad lagu xusaayey Afka hooyo ee soomaaliga oo ay kasoo qaybgaleen wasiir uxigeenka wasaarada warfaafinta Konfurgalbeed,Gudoomiyaha Degmada Baydhabo.
Munaasabad lagu xusaayey Afka hooyo ee soomaaliga oo ay kasoo qaybgaleen wasiir uxigeenka wasaarada warfaafinta Konfurgalbeed,Gudoomiyaha Degmada Baydhabo,Xildhibaano,Macalimiinta Jaamacadaha Baydhabo,Waxgarad iyo dadweyneale ayaa maanta kadhacday Baydhabo.
Kulanan ayaa waxaa sooqabanqaabiyey xafiiska Akedemiye goboleedka Afka soomaaliga Konfurgalbeed somaliya.
ugu dambeyntii, Waxaana ujeedada kulankan sharaxaad kabixiyey wakiilka Akadeemiga afkasoomaaliga Konfurgalbeed Maxamed Cali Kalay kadibna masuuliyiintii kasoo qayb gashay kulanka ayaa kahadashay muhiimada amunaasabadani ay leedahay.
Abshir Mandela, Idale News Online, Baydhabo