Baydhabo(INO)- Gudoomiyaha Gobolka Bay iyo kan Degmada Baydhabo ayaa manta siwadajir ah Udhagaxdhigay Wado Muhiim u ah Marinka Gaadiidka Xamuulka qaada.
Midkamid ah wadooyinka mara magaalada Baydhabo oo lagu magacaabo wadada sodonka oo bur bursaneyd ayaa haatan lagu bilaabay in did loodhiso ayadoo dhismaheeda ay iska kaashanayaa hay adaha DDG iyo DRC iyo maamulka Degmada Baydhabo.
Dhowr iyo labaatankiisano ee bur burku jiray oo dadkii degenaa hakaasi waxay guryahooda gudaha usoogaleen wadadaasi waxaana la islagartay in guryahaasi laburburyo kadib markii dadka deegaanka iyo maamulka isku afgarteen in laburburiyo guryaha shacidarada usoogakay wadada.
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin iyo Gudoomiyaha Gobolka Bay Cabdirashiid ayaa siwada jir ah udhaxdhigay Wasadaasi sodonka Maanta
Dr Cali Rooble oo kamid ah dadka guryahooda kusoosikaday wadada ayaa garawsaday in gurigiisa oo aad uquruxbadan uuu gacantiisa ku burbutiyo Dhimaha wadadaasina ugudeeqo lacag gaareysa 10.000 oo doolar waakana isagoo arintaasi kahadlaya.
Aaad ayaan ugufaraxsanahay in maata Gacanteyda aan kuburburiyo Markii aan arkey Howsha wanaagsan ee ay wadaan Gudoomiyaha Gobolka Bay iyo Duqa degmada Baydhabo
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin iyo Gud Bogolka Bay Cabdirashiid Cabdulaahi ayaa sheegay in in wadadan loogutalagalay gaadiidka waaweyn ee ugudbaya gobolada muhiimna tahay in labor burinaayo guryaha sharcidagrada loogudhisay wadooyinka .
Aad ayaan uga mahadcelinaynaa dadka shacabka ah ee gartay in ay Guriyahooda Sharcidarada ahaa ay burburiyaan waxaana howshan ay kawadasocotaa wadooynin badabn oo hada ladhisaayo
Ugu dambeyntii,Maamulka Gobolka iyo Degmada ayaa mudooyinkan waxaa ay xooga saarayeen dib udhiska wadooyinka taas oo kamid aheed balanqaadyadoodii ay kujirtay Waqtigii doorashadooda.
Halkan Ka Daawo Sawiradda
Wariye Abshir Maxamed Nuur, Idale News Online, Baydhabo