Daawo Sawiradda: Google oo sameeneysa baabuur iskiis is wada.

0
238

Shirkadda Google ayaa shaacisay inay sameeneyso baabuur is wada isla markaana ka wax tar fiican baabuurta kale.

Baabuurta wuxuu lee yahay button SOCO iyo Bax, ma lahan shukaan ama hagid, Isteerin iyo Badeelo.

Sawirro ay soo dhigtay shirkadda Google barteeda ayaa muujinaya baabuur magaalo oo asxaabta ku wanaagsan kaasoo si Tiknoolajiyad ah iswada.

Aas aasaha howshan Brin revealed ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay California, faah-faahin ka bixiyay baabuurkan cusub ee shirkadda soo saasareyso.

Google oo sameeneysa baabuur iskiis is wada

“Dhab ahaan aad ula cajibnay baabuurkan, Waa wax kuu oggolaanaya in aad si tiknoolajyad leh aad u isticmaali kartid, isla markaana aad u fahmi karto,” sidaas waxaa yiri Chris Urmson, oo ah maamulaha shirkadda soo saareysa mashruuca baabuurka is-wada.

Wuxuu intaas ku daray in baabuurtan ay awood u lee yihin “In ay hor mariyaan nolasha dadka guuguura ee hadba meel aada”

Google ayaa sheegtay in baabuurta ay soo saareyso 100% la isku haleen karo oo wax dhib ah uusan wadan.

_75137802_vehicleprototypephotoIdale News Online, Barnamijka TECH.