Baydhabo: Tartan ciyaareed loo qabtay iskuulada ku yaalada Baydhabo Janaay Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa Ugu dambeyntii waxaa isugu soo Xarey Dugsiyada Al-Macmuur iyo Baidoa Model School waxaana ku guuleystay Dugsiga Al Macmuur oo ku badisay Rigoore ama Gool kuluuleeed 5 iyo 4 ayeyna ku dhamaatay.
Waxaan Ciyaartoyada AL- Macmuuar saakay la gudoonsiiyay koobkii Abaal marinta. Barnaamijkan is dhex galka Bulshad ahi waxaa soo qabanqaabiyey jaamacada Bay.
Hoos ka Daawo Sawiradada: