Baydhabo(INO)- Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxay Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ka dhisanaysa Xafiisyo, iyadoona wasiirka Wasaaradan Mudane C/naasir Cabdi Caruush uu wado isku dabaridka iyo dardar galinta Howlaha Shaqadda Wasaaradda.
Halkan Ka Daaawo Sawiradda
Sawir Qaade: Yusuf Axmed Macalin.
Idale News Online, Baydhabo