Marka(INO)- Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa la wareegay magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, saacado kadib markii ciidamadii dowladda iyo kuwa AMISOM isaga baxeen.
Dhalanyaro taagyeeraayo Ciidamada Al-shabaab ayaa la soo sheegeya inay Bililiqaysteen xurumihii Ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM iyo Xafiisyadii Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose kuwaasoo qaatey Agabyadii halkaasi yaaley isla markaana waxay jabiyeen Xafiisyada Maamulka Degmada Markan.
Daawasho wacan:
Idale News Online, Marka