Daawo Sawirada Weerarkii Ismiidaaminta Iyo Dagaalka ee Ka Dhacay Muqdisho

0
219

Muqdisho(INO)-Weerar xoog badan oo ay ku dhinteen ku dhawaad 20 qof ayaa Al-shabaab waxay ku qaadeen Xarunta wasaaradda Hidaha iyo tacliinta sare ee magaalada Muqdisho.

Al-shabaabka weerarka soo qaaday waxay gaarayaan 7, Laba ayaa is qarxisay 5 kale ciidanka qaranka ayaa toogtay.

Shacab ayaa ku dhamaaday qaraxa Al-shabaab, waliba waxaa jira dad shacab ah oo aad arki doontaan muuqaalkooda oo gaariga is qarxinaayay lagu jiiray.

Dhimashada shacabka waa 8, iyadoo khasaaraha uu intaasi ka badan karo.

IMG_0324IMG_0325

IMG_0332IMG_0330IMG_0334

IMG_0347IMG_0345IMG_0354IMG_0359IMG_0365IMG_0385IMG_0388IMG_0393IMG_0398IMG_0416IMG_0424IMG_0431

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here