Daawo Sawirada Waxa ay sameenayaan Lamaanayaashaan si ay magac u helaa.

0
464

Lamaanahan oo lagu kala Magacaabo Mariya Gafitsa oo 24-sano jir iyo Pavlo Klets 23-sano jir ayaa wabiga ugu dhirirka badan Dalka Ukraine ka gudbay iyaga oo jirkooda ku xiran yahay sil silado jirkooda lagu suray.

Qaabka lamaanahan ay u sameeyeen oo aheed mid xanuun badan oo ay dhabarka biro miciyo leh ku xireen taas oo jirka xanuun ukeeni karta, waxa ayna wabiga ka gudbeen 550 mitre .

Dadka dunida qaarkood ayaa jecel in ay dhigaan iskoor taas oo ay ku doonayaan mar uun in ay galaan liiska dadka dhiga iskoorada, labadaan lamaaane ayaa u bareeray halista iyagoo jecleestay in ay caan noqdaan oo aduunka laga barto

Warbixintaan oo lagu soo daabacay Warbaahinta Dalka Ukraine ayaa lagu sheegay in uu ahaa wabiga ay lamaanahan ka gudbeen midka ugu dhiririka badan xaga wabiyaasha dhex mara dalkaasi

yaab 1yaab 2yaab 3yaab 4yaab 5yaab 6yaab 7yaab 8

 Idale News Online