Daawo Sawirada Wasiirka Cusub Ee Haweenka Oo Xilka La Wareegtay

0
254

Muqdisho(INO)-Munaasabad ka dhacday Muqdisho ayaa waxaa xilka ku kala wareegay Wasiirkii hore ee Haweenka iyo Wasiirka cusub.

Ugu horeyntii waxaa xaflada ka hadashay wasiirkii hore ee wasaaradda Khadiijo Maxamed Diiriye waxaana ay sheegtay in guulo badan la gaaray intii ay xilka heysay in kastoo qoraal ahaan ay u gudbisay waxyaabihii qabsoomay.

Xoghayaha guud ee gudiga xaquuqul insaanka ee baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Ugaas Bishaar Ibrraahim oo  ka qeyb_galay munaasabada ayaa ugu baaqaya ururada bulshada iyo wasaaraadda haweenka in ay la shaqeeyaan wasiirka cusub ee wasaaradaasi.

DSC00796DSC00801DSC00807DSC00829DSC00862DSC00870DSC00879

 Idale News Online, Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here