Daawo Sawirada:MarkaCadey Oo Lagu Soo Dhaweeyey Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aden

0
285

Marka (INO)-Waxaa Xaley  magaalada Markacadey ee xarunta gobolka Sh/hoose ku hoyanaayo madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya  Shariif Xasan Sheekh Aadam halkaas oo horey ay ugu sugnaayeen wasiiro ka tirsan maamulka koonfur galbeed Somalia.

Isagoo dadweyne fara badan iyo ciidamda deegaanka la hadlay waxaa uu yiri” Ciidamada Deegaanada waa kuwa kaliya ee maamulka Koonfur Galbeed dhiiggooda u daadiyey, waxayna si rasmi ah uga mid yihiin Booliiska iyo Nabadsugidda maamulka Koonfur Galbeed “.

Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa is jiid jiid badan oo dhanka maamulka ah soo maray ka hor inta aan si rasmi ah loo raacinin Koonfur Galbeed, dagaalkii ciidamada deegaanka ay la galeen Ragg  la baxay Shabelle State ayaa Dowlada  Koonfur galbeed u ahaa dhiiri gelin iyo qodobo ay ku andacoodaan si Sh/hoose aan meel kale loo geynin.

Hadalka Madaxweyne Shariif Xasan ayaa u muuqdo mid uu iskaga fogeynayo eedeeymo inta badan hawada loo marinayey oo ah inuu xiriir iyo heshiisyo hoose kula jiro tuugadii ku caan baxday dhibaatenta iyo  boobka hantida shacabka Sh/hoose.

Halkan Ka Daawo.

DSC03373DSC03375DSC03376DSC03377DSC03378DSC03379DSC03381DSC03382DSC03383DSC03384DSC03385DSC03386DSC03387DSC03388DSC03389DSC03390DSC03391DSC03392DSC03393DSC03394DSC03395DSC03396DSC03397DSC03398DSC03399DSC03400DSC03401DSC03402DSC03403DSC03404DSC03405DSC03406DSC03407DSC03408DSC03409DSC03410 - CopyDSC03410DSC03411DSC03412DSC03413DSC03414DSC03415 - CopyDSC03415DSC03416DSC03417DSC03418DSC03419DSC03420 - Copy (2)DSC03420

Idale News Online, Xafiiska  Marka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here