DAAWO SAWIRADA:-Allah Ha U Naxariste Aas Qaran Oo Magaalada Jig Jiga Loogu Sameyey Abwaan cabdulahi Dhoodaan

0
218

Allaha u Naxariistee waxaa Magaalada Jigjiga ee Caasimada dowladda deegaanka Somalida ee dalkaasi Ethiopia Maanta galinkii danbe lagu aasay Abwaaan C/laahi Macalin Dhoodaan, waxaana ka qayb galay aaska Abwaanka ka qayb galay Madaxwaynaha dowladda deegaanka Somalida Ethiopia Mudane Cabdi Maxamuud Cumar, Wafti ka socday Somaliland Jabuti Soomaaliya, Kenya, iyo Abwaaniin Soomaaliyeed oo Caan ah.

Waxaan aaska hadalo Kooban ka jeediyay Masuuliyiintii aaska kasoo qayb galay waxaana ay dhamaantood alle oga baryeen Abwaanka inuu janadii ka waraaabiyo.

Culumaaudiinka ayaa Xabaasha ka soo jeediyay ducooyin Samirsiin iyo kalimatu laah kuwaasoo dhamaanba Muslimiinta isugu timid Geerida Arooskeeda aas Qaran ee Qaryaan C/laahi Macalin Dhoodaan ku wacyiday.

Daawo sawiradageriaros6

geriaros7

geriaros5.3

geriaros4.2

geriaros1

Idale News Muqdisho