Daawo Sawiarada: Booqashadii Suldan Warsame,Suldan Ibrahim, Suldan Caliyow Ibrow Uu Tagey Degmada Qoryooley.

0
283
Todobaadkii La Soo dhaafey, waxa booqasho Ku tagey degmada Qoryooley Suldan Warame oo ka mid ah salaadiin Beelaha Digilmirifle, waxa la soo Kulmey Ciidamada Amisom, Bulshada Rayidka iyo Maamulka Degmada Qoryooley.
Suldanka ayaa ha hadaley Booqashadaasi waxa uu yiri:-
Boqashadii anku Tagay Degmada Qoryoley after 23 years. Home Sweet Home no place like Home. Waxa mahad leh ALLE kadib Shacabkena reer Qoryoley”,
waxana sharaf ii aheyd inaan Booqday meesha aan ka imid aan kasoo jedo isla markana Booqday Mudulkii Awoowgeyka Suldan Caliyow Ibrow uu Ku dhashay laguna Calema Saray kadibna Abaheyga Suldan Ibrahim Naxaristii Jano ALLAHA kawarabiyo iyo Gambarkey dhamantoda ku soo wada fadhisten kuna talinjireen Mudulkasoo dhisan in ka badan 200 sano aanan waligii la dumin un la dayac tiro ,iyo Gambarka Saldanada oo isgana jira in kabadan 150 sano waxey ii ahey Fursad qaali ah oo ay ku rumowday Riyadeydana ALLA ii aqbalay inan Mudalka iyo Gambarkaga fursad u helay”,
Ka dibna Booqasho kusoo maray Degmadeyda Liibaanta Qoryoley Kuna dhex maray Lug dhamaan Degmada Booqdayna Misajidka Jamaca, Isbitalka, Xarumihii Dowlada, Adeegyadii Bulshada, Ganacsigii iyo dhaman xalada ay Degmada Ku sugan tahay”.

 Hoos Ka Daawo Sawirada:

Idale news Online, Qoryoley.