Muqdisho(INO)- Halkan Ka Daawo Barnaamij Xasaasi Ah oo ku saabsan Sababaha Ku Kalifay Munayaal ka tirsan Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Inay Diyaariyaan Mooshin Ka Dhan Ah Shariif Xasan Sheekh Aaden, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafka Koonfur Galbeed Soomaaliya Macalin Barre iyo Gudoomiyaha Gudiga Maaliyada, Qorshynta iyo tirokoobka Ee Baarlamanka KGS Cismaan Axmed Isgoowe (Cismaan Caato) ayaa ka Jawaabaya Sababahaas.
Shariif Xasan ayaa waxay ku eedayeen in uu Jabiyey Qodobo ka mid ah Dastuurka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,Dantiis raadsasho, Dhaqaallaha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Jeebkiis ku Shubtey,Qadarin La’aanta Mudanayaasha BKGS, Waxqabad la’aan iyo kuwo kale oo badan.
Halkan Ka Daawo VIDEO
Idale News Online, Muqdisho