Baydhabo(INO)- Wafdi uu Hogaaminaayo Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa Goor dhaweyd gaaray Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.
Waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay kusoo dhaweeyay wafdiga Ra’isulwasaare Ku-xigeenka Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Shariif Xasan sheikh Aadan iyo mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed.
Raisulwasaare Ku-xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte Qaalib iyo wafdigiisa ayaa kulamay Madaweynaha Koonfur Galbeed soomaliya inta iyo Gollahiisa wasiiradda.
Halkan Ka Daawo Sawiradda
Nuxurka Ujeeda Safarka RW Ku Xigeenada Ee Baydhaboo oo faah faahsan kala wararka dambe
Idale News Online, Baydhabo