Daawo: RW Farmaajo “Ethopia Iyo kenya Waa Danaystayaal SoomaaliyaWaxba aan u taraynin oo Al-shabab ku faaiiday

0
224

Muqdisho (INO)- Raysal wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo la hadlay AmericanTv  ayaa sheegay in ciidanka Soomaliya Muhiim tahay in la dhiso, Sidoo kalana wuxuu kahadlay arimo dhowr ah.FARMAAJO

“Itoobiya Iyo Kenya waa cadow taariikhiya, waxayna u faaiideeyeen Alshabaab oo kaga faaiidaystay in ay saaxiibo dhaw ku helaan, daacad kama aha hawlagallka Soomaliya, waxaase nasiib daro ah in ciidamada Somaliya 4 bilood mushaaro helin sidee ayay u dagaalamayaan” Ayuu yiri

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here