Daawo: Raashin Afurin Ah Oo Baydhabo Loo Qaybiyay Dad Danyar Ah

0
411

Baydhabo(INO)- Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dalka Jarmalka ayaa maanta Raashin Afurin  ah gaarsiisey Kaamka Baracyaasha Salaamey Idaale Ee Magaalada Baydhabo.

Qaar ka mid ah dadkii raashinka Afurka ah la gaarsiiyay oo la hadlay Warbaahinta ayaa Jaaliyadda KGS Ee Dalka Jarmalka uga mahadceliyay kaalmada ay soo gaarsiiyeen, waxaana sheegeen in raashinka ay ku soo beegantay xilli ay aad ugu baahnaayeen.

Halkan Ka Daawo VIDEO


Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.