Daawo : Puntland Oo maxaabiis ku soo Bandhigtay Togga Suuj

0
341

Garmaal(INO)- Ciidamada Maamulka Puntland ee La dagaalamaya al-shabaab ee  ku sugnaa Togga SUUJ  oo ka tirsan deegaan xeebeedka Garmaal ee gobolka Nugaal ayaa soo afjarmay maalinimadii shalay 20-March-2016-ka kooxdii Alshabaab ee degaankaasi soo gaadhay todobaadkii lasoo dhaafay.

Dagaalkaas oo bilowday subaxnimadii hore ee shalay ayaa waxa lasoo afjaray isla galabnimadii shalay, dhimashadooda inta la’ogyahay waa 65,dhaawaca gacanta lagu qabtayn waa 5,halka maxaabiista isasoo dhiibteyna ay ahaayeen 30, waxaa sidoo kale gacanta lagaga dhigay saanad millateri oo tiro badan, Sida Dowladdu Sheegatay.

Halkan Ka Daawo

IMG_2577IMG_2648IMG_2643-1IMG_2653IMG_2636IMG_2708IMG_2698-5IMG_2626IMG_2620IMG_2605IMG_2687IMG_2715IMG_2684

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here