Salaadiin Soomaaliyeed oo shir ku qabtey magaalada Muqdisho ayaa fariin u direy xildhibaanada wada mooshinka ka dhanka ah Xukuumada Ra’iisul Wasaare Saacid Shirdoon, iyagoo sheegey in 4.5 aanan lagu soo xuli Karin taliyaasha ciidamada. dowladuna ay u martey dowgii toonsaa ayey yiraahdeen odayaasha shirka Muqdisho ku yeeshey. Sidoo kale waxayna taageereen magacaabista Taliyayaasha Booliiska iyo Nabad Sugida Qaranka, waxayna guul ku tilmaameen shirka London go’aanadii ka soo baxey.
Home Idale Somali News Update Daawo: Odayaal Dhaqameed ka dhigey Mooshinka loogu soo horjeedo Xukuumada Saacid oo...