Daawo: NBB Oo Gurmad Biyo Dhaamin Ah Ka Wada Kaamamka Barakacyaasha Baydhabo

0
229

Baydhabo(INO)– Naadiga Banzaaniyiinta Baydhabo ayaa  Biyo Dhaamin Ka Wada  Kaamamka Barakacyaasha Ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, Kuwaasoo saameysay Abaarta ku dhaftey Gobolka Bay.

Naadiga Banzaaniyiin Baydhabo ” NBB” ayaa waxay balanqaadeen inay sii wadi doonaan samabixinta Bulshada Abaartu  iyo La’aanta Saameysey inta ay aboodaan, waxayna Ku baaqeen in laga wada qiib qaato Howlaha samafalka Ee socoda.

Halkan Ka Daawo VIDEO

Halkan Ka Daaawo