Kimaayo(INO)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose oo hada Xarun u ah maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland ayaa waxaa ka socda Howlo kala duwan, Kuwaasi oo ay ugu muhiim santahay soo celinta Kaabayaashii dhaqaale.
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal Xiiso badan leh kaasi oo laga soo diyaariyey Dekeda magaalo Xeebeedka Kismaayo, Waxaadna uga bogan doontaan Qaabka dekedu u shaqayso, Agabyo kala duwan oo kasoo dagaya iyo isbedelka wayn ee laga Dareemay.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Kismaayo