Baydhabo(INO)- Musharax Xildhibaan Eng Xasan Maxamed Amiin ayaa maanta Magaalada Baydhabo Lagusoo Dhoweeyay. waxaana soo dhaweyntiis ka qiib qaatey Odayaal dhaqmeedyo, Ardeyda iyo Bulshada Rayidka Ee Baydhabo.
Home Idale Somali News Update Daawo: Musharax Xildhibaan Eng Xasan Maxamed Amiin Oo Baydhabo Lagu soo Dhoweeyay