Daawo Muqaalka Waxaa maanta Muqdisho ka furmay shir looga hadlayo kobcinta dhaqaalaha

0
243

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir looga hadlayo kobcinta dhaqaalaha oo ay ka qeyb galayaan wasaaradda maaliyadda ee dowladda federaalka iyo kuwo maamul goboleedyada. Wariyeheenna Cabdulqaadir Maamed Cabdulle ayaa warbixintan inoo soo diray.

https://www.youtube.com/watch?v=GE3huj51jME&feature=youtu.be