Daawo: Munaasabad Lagu Taagyeerayo Xildhibaanad Nadiifo Aaden Isaaq Oo Lagu Qabtey Jiddah

0
235

Baydhabo(INO)- Jaaaliyada Beesha 5ta Caleemood Ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya aya waxay qabteen Xaflada Balaaran oo lagu taagyeeraayo Xildhibaanad Nadiifo Aaden Isaaq oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka Dowlada Somalia.

Munaasabada taagyeerada looga muujinayey waxa ka qiib galey,Odayaal, Aqoonyahno iyo Qiibaha kala Duwan Ee Jaaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee Dalka Sacuudiga isla markaana waxa kale Xaflada intii socotey Hambalyo looga direy Gudoomiye Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo mar kale Ku guuleystey Qabashada Gudoonka Baarlamanka Somalia.

Malaaq Liibaan Ibrahim Macalin ayaa Xaflada lagu xustey in uu aad ugu qiib qaatey Sidii ay u noqon lahayd Nadiifo Aaden Isaaq Mudane Ka Tirsan Baarlamanka Somalia.

 Halkan Ka Daawo VIDEO