Daawo munaasabad lagu soo dhaweynaayay ugaaska beesha Gaal jecel oo ka dhacday London.

0
243

Waxaa galbeedka magaalada London lagu qabtay munaasabad baalaran oo lagu soo dhaweynaayay ugaaska beesha Gaaljecel oo booqasho ku yimid London asiga oo ka myimid magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Waxa munaasabadaasi ka soo qeybgaly inta badan beelaha Soomaaliyeed eed daagan Londo iyada oo halkaasi ay qudbado ka jediyen dadki ka soo qeybgalay.
Hdabo warkaani oo faahjfahsan hoos ka daawo.

Gaaljecel