Baydhabo(INO)- Xaflad lagu sagootinayey ardayda Dugsiga Sare Ee Al- Macmuur Maagalada Baydhabo fasalka 12aad Ee Dhameysatey sanadkan Dugsiga Sare isla markaana tiradoodu ay Gaareyso 180 ardey ayaa Maanta waxay ka dhacdey xarunta shirarka iyo xafladaha ee Tanaad Baydhabo.
Munaasabada Waxa Ka Qiib Galey Mas’uuliyiinta Ka Tirsan Koofur Galbeed Soomaaliya, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo C/laahi Cali Watiin,Bahda Waxbarashadda Dugsiyada, Jaamacadda Baydhabo iyo Abwaano.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Baydhabo